DHAGEYSO:Ganacsatada Soomaaliyeed oo lacago ugu yaboohay dadka ku dhibaataysan beledweyne.

Kulan ay isugu yimaadeen Qaybaha Kala duwan ee Ganacsatada Magaalada Muqdisho,Culumo,iyo dad kale ayaa waxaa lagu qabtay Muqdisho waxaana lagu soo bandhigay sida ugu haboon ee bulshada Caasimadu ugu gurman karaan dadka ku dhibaataysan Magaalada Beledweyne ee ay Fatahaaduhu saameeyeen.
Kulankaan waxaa sidoo kale lagu soo dhisay gudiga Gurmadka Fatahaadaha beledweynee Ganacsatada Caasimada Muqdisho waxayna Tilmameen inay lacago ilaa iyo hada uruuriyeen halka ay walina doonayaan inay sii kordhiyaan qarashka ay ugu tala galeen walaalahooda dhibaataysan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here