DHAGEYSO:Ganacsatada suuqa Bus-park ee Mandera oo codsanaya inaan la dhaqangelin amar la soo saaray

Ganacsatada danyarta ah ee suuqa Bus-park ee ku yaalla bartamaha magaalada Mandera ayaa markii labaad walaac ka muujinaya amar horay uga soo baxay dowlad deegaankaas waxayna codsanayaan inaan lagu tallaaba qaadin maadaama ay ka cabsi qabaan inuu saameyn gaar ah ku yeesho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here