DHAGEYSO:Ganacsatada Suuqa Gikomba oo khasaaro la kulmay

Dhowr ganacsato ah oo uu khasaaro maaliyadeed ka soo gaaray suuqi habeen ka hor ku gubtay Gikomba ayaa xalay isku dayay inay dib u dhistaan suuqaas iyagoona dharbaaxo kala kulmay ciidamada booliska oo shaqo kormeer ah ka waday suuqaas.
In ka badan 1000 qoysas ah oo warbaahinta la hadashay ayaa sheegay in lagu amaray inay suuqa isaga baxaan oo ay qabowga guriyahooda ka aadaan.
Ganacsatadan ayaa sheegaya in ila iyo hadda ay dowladda war ka heynin.

Laamaha ammaanka ee dalka ayaa baaritaano ku wada sababtii keentay inuu suuqa Gikomba dab ka kaco sanadkasta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here