DHAGEYSO:Ganacsiga xaafadda islii oo maanta dib u furmaya

Waxaa maanta dib loo furayaa xarumaha ganacsiga ee xaafadda islii ee deegaanka Kamukunji oo maalmihii la soo dhaafay xirnaa.
Arrintan ayaa timid kaddib markii ganacsatada ay soo buuxiyeen shuruudo lagu xiray si looga hor tago faafitaanka cudurka Covid-19.
Xog’hayaha guud ee gudiga ganacstada Xaafada Islii Cumar Xussein oo la hadlay idaacadda Star Fm ayaa xaqiijiyay in ganacsiga uu dib u billaabanaya wuxuuna Khadka taleefoonka ugu warramay Cabdullahi Axmad

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here