DHAGEYSO:Ganasctada Islii oo looga digay inay u adeegaan qof aan wadan afxirka

Guddiga ganacstada xaafaddat Islii ee deegaanka Kamkunji magaladatan Nairobi,culimaaudiin,iyo mas’uuliyiin kale oo maanta kulan ku yeeshay xaafaddan ayaa waxaa ay kaga hadleen arrimaha dhowr ah oo ku saabsan cudurka sii faafaya ee Covid-19
Guddoomiyaha ganacsatada xaafadda islii Ibraahim Xuseen oo Idaacadda Star Fm waraysi siiyay ayaa inooga warbixiyay amarka ka soo baxay kulankooda oo ku aadan fayraska Corona.
Waxaa uu warramay Mowliid Maxamad Shuuriye

Dhinaca kale kulankan ayaa looga tacsiyadeeyay guddoomiyihii hore ee ganacstada xaafadda Islii Xassan guuleed kaas oo shalay geeriyooday

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here