DHAGEYSO:Geela oo maalinka Sabtida keliya lagu iibin doono magaalada Garissa

Geela la keeno suuqa wayn ee xoolaha ee magaalada Garissa ayaa iibkiisa waxaa loo asteeyay hal maalin oo ah maalinta sabtida toddobaad kasta.
Sababta keentay in go’aankan la qaato waxaa idaacadda STAR FM faahfaahin ka siiyay Axmad Xasan Cabdullahi oo ah guddoomiyaha golaha suuq gaynta xoolaha nool laantiisa ismaamulka Garissa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here