DHAGEYSO:Go’aan ay qaateen waxgaradka Galmudug

Odayaasha dhaqanka ee Galmudug ayaa ka soo horjeestay in 20 xildhibaan laga siiyo ahlusunna 89-kii mudane ee baarlamaanka maamulka
Nabadoon Cali Muxumed Warsame cali dheeh oo ka mid ah saxiixayaasha dhaqanka ee Galmudug ayaa idaacadda star fm u sheegay in iyagoo aaminsan badbaadada Galmudug haddana aysan ahayn in 89-kii xildhibaan ee beelaha wax laga jaro balse ay soo jeedinayaan in 20-ka mudanayaal ee ahlusunna la siinayo kor looga daro tirada guud ee baarlamaanka maamul goboleedka soomaaliyeed ee Galmudug.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here