DHAGEYSO:Go’aan ay shalay qaateen imaamyada masaajidda islii oo maanta dhaqangalay

Waxaa maanta xaafadda islii ee deegaanka Kamukunji ka dhaqangalay go’aammo ay galinkii dambe ee shalay soo saareen imaamyada masaajidda ku yaalla xaafadda.
Culimada ayaa sheegay in si looga hor tago faafidda cudurka Coronavirus (COVID-19) ay lagama maarmaan tahay in loo hoggaansamo amarkii Dowladda ee ahaa in la yareeyo isku imaatinnada waaweyn.
Waxaa maanta xiran qeybaha weysada iyo suulidda ee masaajidda.
Culimada ayaa sheegay inaan hadda la joogin xilligii albaabada la isugu dhufan lahaa masaajidda hasa ahaate maamullada laga doonayo inay nadaafadda ku dadaalaan.
Muslimiinta ku nool xaafadda ayaa lagu wargeliyay inay guriyahooda ka soo weysa qaataan ka hor inta aynan masaajidka imaan .

Qoddobada ka soo baxay shirkii imaamyada islii ee shalay oo uu warbaahinta la wadaagay Sheekh Maxamad Umal ayaa waxaa ka mid ahaa

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here