DHAGEYSO:Golaha hoose ee Wajeer oo galinka dambe ee maanta kal-fadhi yeelanaya

Kalfadhigii caadiga ahaa ee wakiillada golaha hoose ee ismaamulka Wajeer ayaa saaka furmay .
Wakiillada ayaa kukala kacay fadhigga kaddib markii uu guddoomiyaha baarlamaanka hoose ee Wajeer uu amray in dib la isugu soo laabto 2-da duhurnimo ee maanta.
Xuseen Maxamad Yacquub oo si magacaabid ah ku soo galay aqalka hoose ayaa ka warbixiyey arrinkan isagoona sheegay inaysan jirin wax kalsooni kala laabasho oo ka dhan ah barasaabka Wajeer Maxamad Cabdi Maxamuud
Waxaa uu sido kale ka hadlay arrimaha miisaaniyadda iyo eedeymo musuqmaasuq oo loo soo jeediyay dowladda hoose ee Wajeer.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here