DHAGEYSO:Goob lagu xaqiijinayo dalaga gudaha oo Muqdisho laga furay

Wasaaradaha ganacsiga iyo Dakadaha ee dowlada Fedraalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ka daah furtay goob loogu talagalay in lagu hagaajiyo badeecadaha dalka Soomaaliya ka dhoofaya, ka hor inta aan Dekadda la gaynin.
Wasiirada Ganacsiga iyo Dekadaha ee dowlada Soomaaliya iyo sidoo kale Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxo oo ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya ayaa dhamaantooda Faahfaahiyeen xaruntaan cusub ee lagu cabanayo badeecooyinka dalka Soomaaliya uu dibada u dhoofinayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here