DHAGEYSO:Goobo waxbarasho oo laga dhagax dhigay Gedo

Wafdi ay kamid ahaayeen wasiirka waxbarashada DFS Cabdullaahi Goodax Barre iyo Gudoomiye Kuxigeenka labaad ee aqalka sare mowliid xuseen Guhaad ayaa shalay xarumo waxbarasho ka dhagax dhigay qaar kamid ah degmooyinka Gobalka GEDO.
Maxamuud Maxamad Sheekh Lafagari ayaa faahfaahinaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here