DHAGEYSO:Goobta shaleemadii ugu waynayd ee IFO oo dugsi quraan loo beddelay

Goob ay ku taallay shaleemadii ugu waynayd ee xerada qaxootiga IFO ayaa laga hirgaliyay madaraso lagu barto quraanka kariimka iyo masaajid waxaana lagu qabtay xaflad shahaadooyin iyo abaal marino kala duwan lagu guddoonsiiyay arday baratay quraanka kariimka.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinta qodobkan Dadaab nooga soo diray .

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here