DHAGEYSO:Guddiga amniga Galmudug oo booqday ciidamo ku sugan Dhuusamareeb

Guddiga amniga iyo xuduudaha baarlamaanka Galmudug ayaa shalay deegaano dhaco duleedka Dhuusamareeb ku booqday ciidamada dowladda ee dagaalka kula jira ururka Al-Shabaab
Waxaa ay booqashadoodu ku saabsaneeyd iswareysi iyo dhiiragelin hawlaha ay ciidamadu hayeen ee ah in deegaanka laga saaro dagaalamayaasha ururka Al-Shabaab.
Xildhibaan Xasan Xirsi oo ah guddoomiyaha guddiga amniga iyo xuduudaha baarlamaanka Galmudug ayaa idaacadda starfm ay wax ka weydiisay booqashadooda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here