DHAGEYSO:Guddiga Hay’adda batroolka Soomaaliya oo tabarro ku qaadanaya Turkiga

Masuliyiin ka tirsan hay’adda batroolka Soomaaliya ayaa waxaa Tababar ku saabsan arrimaha batrol-ka iyo gaaska dabiiciga uu kaga Socdaa dalka Turkiga waxaana ka qayb galaya Masuuliyiin uu hoggaaminayo guddoomiyaha hay’adda batroolka Soomaaliyeed.
Guddoomiyaha ay hay’adda batroolka Soomaaliyeed ayaa faahfaaahin ka bixiyay tababarkaan uga furmay shaqaale ka tirsan hay’adda batroolka dalkaasi Turkiga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here