DHAGEYSO:Guddiga madarasada Al-Fataax ee Wajeer oo ka hadlay isbeddel ku yimid maamulka

Qaar ka mid ah ardayda madarasada Al-Fataax ee ismaamulka Wajeer ayaa ka hadlay tallaabo ay sheegeen in lagu beddelay maamulihii xaruntaas .

Guddoomiyaha guddiga sare ee madarasada Al-Fataax ee ismaamulka Wajeer Dr. Ibraahim Faarax Cabdullahi oo ay idaacadda Star FM wax ka weydiisay arrinkan ayaa sheegay in maamulihii madarasada Sheekh Muxiyidiin Duuboow aan la beddelin balse uu qudiisa codsaday in xilka laga wareejiyo.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here