DHAGEYSO:Guddiga NCIC oo kulan wacyigelin ah ku qabanaya Garissa

Guddiga qaran ee isdhexgalka iyo mideynta shacabka ee NCIC ayaa magaalada Garissa ee gobolka waqooyi bari ku qabanaya kulamo kala duwan oo soconaya saddex maalmood.
Madaxa fulinta ee NCIC, Xassan Sheeikh Maxamad ayaa sheegay inay wacyigelinayaan hooyooyinka, dhalinyarada iyo macallimiinta.
Waxaa uu hoosta ka xariiqay in waqti xaadirkan aynan wax dhibaato ah ka jirin ismaamulka Garissa balse dadweynaha lagu baraarujinayo oo keliya inay si nabad ah ku wada nooladaan.
Isagoo faahfaahin ka bixinaya kulamada ay qabanayaan iyo sababta ay saddexdaasi koox u bartilmaameedsanayaan ayaa waxaa hadaladiisa ka mid ahaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here