DHAGEYSO:Guddiga waxbarashada Garissa oo eedeyn u jeediyay TSC

Guddiga waxbarashada ee heer ismaamul ee dowlad deegaanka Garissa oo ah guddi u xil saaran arrimaha la xiriira tacliinta ayaa guddiga adeegga macallimiinta ee TSC waxaa uu ku eedeyay in go’aan hal dhinac ah ay qaateen markii ay macalliminta ka soo jeeda gobolloda kale ee dalka ay ka badalaayeen dugsiyada ismaamulka Garissa.
Guddiga waxbarashada ee ismaamulka Garissa oo shir ku yeeshay magaalada Garissa ayaa shirka ka dib mas’uuliyiintii arrintas ka hadlay waxaa ka mid ahaa Khalif Sheekh Isaaq oo ah agaasimaha waxbarashada ee Garissa ahna xoghayaha guddiga tacliinta ee ismaamulkaas oo xusay in xita aan wax wadatashi ah lala sameyn saraakiisha ammaanka.
Sido kale waxaa uu carrabka ku dhuftay inuunan jirin iskuul xiran.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here