DHAGEYSO:Guddiga xasilinta degmada Marka oo tababar loo furay

Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha hoose ayaa Magaalada Marka ee Xarunta gobolkaas wuxuu tababar uga furay guddiga xasilinta degmadaas.
Furitaanka Tababarka ayaa waxaa Goob-joog ka ahaa Maamulka gobolka shabeelada Hoose,kan Degmada marka,Xildhibaano ka tirsan Labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo Guddiga Tababarka loo Furayay.
Masuuliyiintii goobta ka hadashay ayaana sheegay inay sii socon doonaan Tabarada noocaan ah waxana guddiga lagula dardaarmay inay ka mira dhaliyaan howsha loo igmaday ee hormarinta iyo Xasilinta degmada Marka ayna soo Celiyaan dhamaan kaabayaashii ay Magaaladaasi lahaan jirtay xiliyadii hore ee burburkii ku baaba’ay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here