DHAGEYSO:Guddomiyaha Garissa oo sheegay in howlaha ismamulka si caadi ah u socdaan

Barasabka Garissa Cali Buonow Qorane ayaa ugu baaqay dadwaynaha ismamulka Garissa in ay dhinac isaga dhigaan xamaasada la xariirta kiiska loo haysta
asagoona xusay in hawlaha dawlada ismaamulka Garissa ay si caadi ah usocon doonaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here