DHAGEYSO:Guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug oo ka hadlay doorashada Axadda

Guddoomiyaha baarlamaanka labaad ee cusub ee dowlad goboleedka Galmudug Dr. Maxamad Nuur Gacal ayaa sheegay inaan mar kale dib loo dhigi doonin doorashada madaxweyne ee loo asteeyay maalinka Axadda ee 2-da bisha labaad ee sannadkan.
Waxaa uu saamileeyda siyaasadeed ee Galmudug ugu baaqay inay isku tanaasulaan si khilaafka jiro loo xalliyo.
Ahlu-sunna wal jamaaca ayuu sheegay inay door aad muhiim u ah ka soo qaateen dhismaha Galmudug sidaas awgeedna laga doonayo inay xal la gaaro ka shaqeeyaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here