DHAGEYSO:Guddoomiyaha baarlamaanka koonfur Galbeed oo la kulmay maamula gobolka Bakool

Guddoomiyaha baarlamaanka Koofur galbeed Cali Saciid Fiqi oo kulan la qaatay maamulka gobolka Bakool iyo Odayaasha dhaqanka ayaa ka Xog waraystay Xaaladaha guud ee deegaanada gobolka Bakool iyo degmada Xudur ee Xarunta gobolkaasi.
Wasiirka arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed Soomaaliya Maxamed Abuukar Cabdi ayaa warbaahinta faahfaahin ka siiyay kulanka uu maamulka iyo shacabka gobolka Xudur la qaatay guddoomiyaha Baarlamaanka koonfur Galbeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here