DHAGEYSO:Guddoomiyaha degmada Howl-Wadaag oo dhagax dhigay Wado Inter-lock ah

Gudoomiyaha degmada Howl-wadaag ee gobolka Banaadir ayaa dhagax dhigay mashruuc Enter-Lock ah oo lagu dhisaayo Waddo dhaxmarta Suuqa weyn ee Bakaaraha.
Masuuliyiintii halkaas ka hadashay waxay sheegeen inay qayb ka tahay Mashaariic dhanka wadooyinka ah oo laga fulinyo Magaalada Muqdisho Gaar ahaan Suuqa Makaaraha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here