DHAGEYSO:Guddoomiyaha doorashooyinka Galmudug oo u warramay Star FM

Guddoomiyaha guddiga doorashada madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa ee dowlad goboleedka Galmudug Maxamed Xuseen Tahliil ayaa idaacadda star fm u sheegay in ay maanta jirto hadal jeedintii musharixiinta madaxweynaha iyo ku xigeenadooda oo sagaal musharax gaaraya.
Wariyahayaga gobolka Galgaduud Cubeeyd Xassan Maxamuud ayaa khadka taleefoonka kula xiriiray wuxuuna ugu horreyn faahfaahinaya halka ay wax marayaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here