DHAGEYSO:Guddoomiyaha ganacsiga Wajeer oo baaq u diray dowladda

Guddoomiyaha guddiga ganacsatada ismaamulka Wajeer Maxamad Cabdi Salaan ayaa dowladda ismaamulkaas ugu baaqay inay soo caawiyaan shacabka oo uu sheegay inay dhibaato badan heysato

Dhinaca kale waxaa uu ka hadlay koronta la’aanta ka jirto ismaamulka Wajeer isagoona baaq u diray xukumadda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here