DHAGEYSO:Guddoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed oo sheegay in si dhaqso ah wax looga qabanayo biyaha ka dhashay roobabka ee fariistay wadooyinka qaar.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed ayaa sheegay in si dhaqso ah wax looga qabanayo biyaha ka dhashay roobabka ee fariistay wadooyinka qaar.
Mudanahan ayaa codsaday in garab lagu siiyo shaqada loo igmaday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here