DHAGEYSO:Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ku baxay xalinta banaan baxyadii rabshadaha watay ka dhacay Muqdisho

Gudoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Maxamed Maxamuud Filish oo degmada Boondheere kula hadlay Dadweyne Banaanbax dhigayay ayaa sheegay in uu ka xun yahay dadkii Shacabka ahaa ee xalay lagu dilay Muqdisho.
Gudoomiyaha ayaa sheegay in ay tilaabo ka qaadi doonaan Askarigii dadka Shacabka ah xalay ku dilay Muqdisho oo ay gacanta ku hayaan Hay’addaha Ammaanka.
Waxaa uu sidoo kale tilmaamay in xadgudub uu yahay Bandowga dowladda Soomaaliya ay saartay Magaalada Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here