DHAGEYSO:Guddoomiyaha guddiga madarasada Al-Fataax ee Wajeer oo faahfaahiyay lacagaha soo gaaray

Dr. Ibraahim Faarax oo ah guddoomiyaha guddiga gacanta ku haya waqafka loo dhisaya madarasada Al-Fataax ee ismaamulka Wajeer oo bishii hore iyo horrantii bishan barnaamijyo tabarucaad ah ay u sameysay idaacadda Star Fm ayaa faahfaahin ka bixiyay lacagaha ay ilaa iyo hadda heleen isagoo u mahadceliyay cid kasta oo ka qeyb qaadatay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here