DHAGEYSO:Guddoomiyaha Mandera oo ka hadlay xaaladda COVID-19

In ka badan 30 qof ayaa isku karantiilay guriyahooda oo ku yaalla ismaamulka Mandera halka 7 kale ay ku jiraan isbitaalka dowlad deegaankaas.
Barasaabka Ismaamulka Mandera Cali Ibraahim Rooba oo xusay in cudurka COVID-19 uu halkaas ku sii faafaya ayaa warbaahinta faahfaahin ka siiyay xaaladda taagan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here