DHAGEYSO:Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka gobolka Banaadir oo faahfaahin ka bixiyay dib u habaynta Garsoorka Soomaaliya

Guddoomiyaha Maxkmadda Racfaanka ee gobolka Banaadir Maxamed Axmed Cismaan ayaa sheegay inay balan qaadayaan inaysan dhici doonin in cid la dulmiyo ama shaqsi si gaar ah loo bartilmaameedsado waxaa hada socdana ay yihiin tayeynta garsoorka iyo dib u habayntiisa.
Guddoomiyaha maxkamadda racfaanka gobolka Banaadir Maxamed Axmed Cusmaan ayaa sheegay in maadaama hay’da Garsoorku tahay mid Muhiim ah uu gudoomiyaha Maxkamada sare dhawaan Magacaabay gudi qaymayn ku Samaynaya howlaha Garsoorka ayna soo bixi doonaan waxyaabo badan oo la mahdiyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here