DHAGEYSO:Guddoomiyaha Wajeer oo ansaxiyay miisaaniyadda dhaqaale ee ismaamulkaas

Barasaabka ismaamulka Wajeer ayaa qalinka ku duugay hindise sharciyeedka miisaaniyadda dhaqaale ee dowlad deegaankaas oo ay shalay meel mariyeen xubnaha golaha hoose ee Wajeer .
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa warkan oo dhamaystiran noo soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here