DHAGEYSO:Gudiga Dib u eegista Dastuurka Soomaaliya oo la kulmay Madaxda Hirshabeelle

Gudiyada Kala duwan ee loo Xilsaaray qabyo tirka Dastuurka KMG ee Soomaaliya ayaa magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabeelle kula Kulmay masuuliyiinta maamulka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada waxayna kala hadleen sidii ay dib u eegista Dastuurka afkaartooda ugu biirin lahaayeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here