Dhageyso:Gudiga doorashada Heer Fedraal oo la Magacaabay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Fedraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Xalay ku dhawaaaqay magacyada Guddiyada Doorashooyinka iyo Xalinta Khilaafaadka ee heer Federaal oo dhameystir u ah heshiisyadii doorashooyinka ee ay wada gaareen Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo iyo Madaxda Maamul Goboleedyada shanta ah ee dalka Soomaaliya ka jir.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here