DHAGEYSO:Gudoomiyah gudiga Dib u heshiisiinta Galmudug oo Faahfaahin.

Gudoomiyaha gudiga dib u Heshiisiinta ee shirweynaha Galmudug Dr C/raxmaan C/laahi baadiyowayaa faahfaahin ka bixiyay waxyaabaha u suuro galay mudadii dhowrka Cisho ahayd ee shirkaasi uu ka socday Magaalada Dhuusamareeb.
Wuxuu sheegay in Talaabooyinkii ay ilaa iyo hada qaadeen ay ku guulaysteen ayan guda jiraan qayb beelaha shirka ka qaybgalaya lagu Waydiinayo Su’aalo la xiriira waxyaabaha ay Tabanayaan cida ay ka tabanayaan iyo waxyaabaha ay aaminsan yihiin inay horay uga qaldameen dhismihii maamulkii hore ee Galmudug.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here