Dhageyso:Gudoomiyaha Akadhamiyada Soomaaliya oo faahfaahin ka bixiyaya hormarinta AfSoomaaliga

Gudoomiyaha Akadhamiyada Cilmiga,Fanka iyo Suugaanta Soomaaliyeed C/qaadir Nuur Xuseen Maax oo Maanta la hadlayay warbahainta dowlada ayaa faahfaahin ka bixiyay dhibaatooyinka afka Soomaaliga haysta iyo shaqada ay qabanayaan gudiga hormarinta Afka Hooyo ee Soomaaliga oo dhawaan la magacaabayo si ay dib u habayn iyo hormarin ugu Sameeyeen afka Hooyo.
Gudoomiye Maax wuxuu sheegay in dhibaatada ugu weyn ee lixigaan haysata afka Soomaaliga aysan hadalka ahayn ee ay tahay qoraalka Xarunta Akadhamiyada afka Soomaaligana ay ku howlan tahay Saxida qoraalka Afka hooyo ee Soomaaliga ah.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here