DHAGEYSO:Gudoomiyaha Garissa oo ka hadlay arrimaha isqabqabsiga dulka

Barasaabka ismaamulka Garissa Ali Bunow Qorane oo maanta shacabka reer Garissa ku hogaamiyay xuska maalinta haliyeeyada ayaa ka hadlay arrima dhawr ah oo ay ka mid yihiin isqab-qabsiga dhulalka iyo BBI-da isagoona sheegay inay meel marin doonaan BBI-da si Kenyaanka ay u midoobaan.
Mar uu arrimahani ka hadlyaya waxaa hadaladiisa ka mid ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here