DHAGEYSO:Gudoomiyaha gobolka Banaadir oo shir Gudoomiyay Kulanka todobaadlaha ee Maamulka Gobolka

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa guddoomiyay shir looga hadlayay xaqiijinta amniga caasimadda,Nadaafada Magaalada iyo la dagaalanka cudurka Covid 19.
Afhayeenka maamulka Gobolka Banadir Saalax Cumar ayaa markii shirka la soo gabagabeeyay warbaahinta faahfaahin ka siiyay shirkaan oo ay sidoo kale qayb ka ahaayeen Maamulada degmooyinka gobolka Banaadir iyo saraakiisha Ciidamada ka howlgalada Caasimada Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here