DHAGEYSO:Guddoomiyaha guddiga nabadgalyada ee deegaanka Dadaab oo ka hadlay xaaladaha amni

Guddoomiyaha guddiga nabadgalyada ee deegaanka Dadaab ismaamulka Garissa Cismaan Ibraahim Cabdi oo ku magacdheer Cismaan Afmaroor oo waraysi siiyay idaacadda Star Fm ayaa ka hadlay xaaladaha amaan ee deegaanka Dadaab isagoona sheegay in ammaanka uu hadda hagaagsan yahay
Waxaa uuna u waramaya wariyaheen Maxamed Cibaar Diiriye

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here