DHAGEYSO:Gudoomiyaha Namlef oo ka hadlay dabkii xaley qabsaday suuqa Dhagaxley

Guddoomiyaha Namlef ee Garissa HaasanCameey oo ka hadlay musiibadii xalay ka dhacday suuqa Dhagaxleey ayaa ugu baaqay dowlada inay arrintan wax ka qabato loona gurmado dadka ay dhibaatadu soo gaartay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here