DHAGEYSO:Gudoomiyaha Xisbiga UCID ee Soomaaliland oo eedaymo loo jeediyay

Xubnaha golaha wakiilada ee Soomaaliland ayaa eedaymo u jeediyay Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaradka Soomaaliland Faysal Cali Wareebe.
Waxay ku eedeeyeen kicin dadweyne sidoo kale waxay sheegeen inaysan u aqoonsanayn shaqsi Saamayn weyn ku leh siyaasada Soomaaliland sida ay hadalkooda u dhigeen.
Xildhibaan Bashiir Tukaale oo ka mid ah gudiga Joogtada ah ee wakiilada Soomaaliland oo kulankooda nuqulka ka soo baxay warbahainta u aqriyay ayaa sheegay inaan loo dulqaadan Karin hadalada uu warbahainta ka sheego gudoomiyaha Xisbiga UCID ee Mucaaradka Soomaaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here