DHAGEYSO:Gudoomiye ku baaqay in shacabka laga wacyi galiyo COVID-19

Gudoomiyaha gudiga nabada ee degmada Lagdera Dhaqana Faliir ayaa ku baaqay inay dadwayanaha laga wacyi galiya khatarta uu leeyahay cudurka CORON AVIRUS ama COVID 19.
Warbixintaan waxaa Garissa inooga soo diray wariyaheen Abdisamad Muxumad Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here