DHAGEYSO:Gudoomiyihii hore Baarlamaanka Puntland oo eedaymo u jeediyay madaxweynaha Puntland

Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Maamulka Puntland C/xakiin dhoobo

Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Maamulka Puntland C/xakiin dhoobo ayaa madaxweynaha maamulka Puntland ku eedeeyay inuusan ogolayn deeqo shacabka ka gaarsiinayo.
Wuxuu ku eedeeyay in madaxweynaha Puntland uu ka soo horjeestay daawooyin dhawaan la gaarsiiyay deegaano ka tirsan gobolka Sanaag.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here