DHAGEYSO:Guriceel oo lagu arkay qof dumar oo muujinaysa astaamaha cudurka Covid19

Isbitaalka Gurmad oo ka mid ah xaruumaha caafimaadka ee gaarka loo leeyahay ee degmada Guriceel ayaa la sheegay inuu tagay qof lagu arkay calaamadaha xanuunka corona virus halkaasoo xalay lagu qaabilay.
Dr. Maxamed Rooble oo ah dhakhtarka xaruntan caafimaad ayaa faahfaahin ka bixiyay qofka u yimid isagoo xusay in aysan xaqiijin karin inuu qabo cudurka Covid-19 iyo in kale.
Waxaa uu sido kale baaq u diray maamulka gobolka ,khadka taleefoonka ayuu ugu warramay wariyaha Star FM ee gobolka Galgaduud Cubeyd Xasan Maxamuud

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here