DHAGEYSO:Guriceel oo maanta laga ciiday

Iyadoo qaar ka mid ah muslimiinta ay shalay ciideen ayaa waxaa jiro kuwo kale oo ay maanta u tahay maalinta koobaad ee ciidul fitriga waxaana meelaha laga dabaal degaya ka mid ah degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud bartamaha soomaaliya sida uu ku soo warramayo wariyaha idaacadda Star FM ee gobolkaas Cubeyd Xasan Maxamuud.

Waxaa sido kale laga ciiday magaalada Cadaado oo qaar ka mid ah dadkii halkaas ku tukaday ay dareenkooda sidatan u muujiyeen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here