DHAGEYSO:Haddaba muxuu yahay cudurka Coronavirus?

Dr. Maxamad Cabdi Faarax oo ah maareeyaha isbitaalka Health Gate ee xaafadda Pumwani oo b marti ku ahaa barnaamijka wargalinta bulshada ee saaka ayaa faahfaahinaya .

Kaddib markii la sheegay in gudaha wadanka hal kiis oo Coronavirus ah laga helay ayaa waxaa ka dhalatay cabsi ay dadka muujinayaan.
Dr. Maxamad oo aan weydiinay siyaabaha lagu kala qaado cudurkan ayaa ku jawaabay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here