DHAGEYSO:Hal abuurro aan garab haysan oo ku sugan Dadaab

Xeryaha qaxootiga ee Dadaab waxaa ku sugan Hal abuurro soomaaliyeed sida fannaaniin iyo abwaano bari samaadkii si weyn loogu ixtiraami jiray murtidooda balse hadda ku dayacan xeryaha waxayna sheegayaan inaysan cidna garab ku siin hal abuurkooda.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan warbixin ku eegaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here