DHAGEYSO:Hanti dhowraha soomaaliya oo ka hadlay sharci shalay la meel mariyay

Hanti dhowraha guud ee Qaranka soomaaliya Maxamed Maxamuud Cali (Afgooye) ayaa faahfaahin ka bixiyay ahmiyadda sharciga hanti dhowrka oo uu shalay ansixiyay aqalka sare ee soomaaliya.
Xilli uu u warramayay telefishinka qaranka soomaaliyeed ayuu xusay inay rajeynayaan in madaxweyne Maxamad Cabdullahi Farmaajo uu sharcigaas qalinka ku duugo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here