DHAGEYSO:Harqaanlayaasha magaalada Garissa oo ka cabanaya suuq la’aan xiligan ciida

Xiliyada loo diyaar garoobaya ciida ayaa caadiyan waxa mashquul badan laga dareema dukaamada dharka lagu tolo .
hasa ahaatee ciidan dadka dharka tolo ama Harqaanlayaasha magaalada Garissa ma dareemayaan wax saxmad ama mashquul ah sida uu idaacadda Star Fm ugu waramayo mid ka mid ah dadka dharka ku tola.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here