DHAGEYSO:Haweenay ku Nool Mandera oo daruufo ku qasabtay inay gaari taksi ah ku shaqaysato

Hooyo korisa carruur ayaa ku soo biirtay taaksilayda magaalada mandera waxaa ayna sharaxaysa wax ku kalifay inay baabuur ku shaqaysato
Wariyaheen Lafagari ayaa warbixintan inoo haya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here