DHAGEYSO:Haweeney Kenyan ah oo ku xariyan dalka Sacuudiga

Haweeney Kenyan ah ayaa ku xayiran dalka Sacuudiga waxayna codsaneysa in dalka dib loogu soo celiyo.
Ms Elizabeth Sineno, oo ku sugan xafiisyada shaqaalaha ee Jouf Sakaka ee dalka Sacudiga ayaa soo dirtay cod ay soo duubtay oo ay codsaneyso in la caawiyo.
Codkaasi ayaa haweeneydan waxay ka sheekeyneysa sidii rajadeedi mustaqbalka loo burburiyay.
Waxay sheegtay inay xaaladeedu meeshi ugu xumayd gaartay ka dib markii qofkii ay markii hore u shaqeyneysay uu ka iibiyay haweeney kale.
Ms Sineno ayaa sheegtay inay ka soo baxday Watamu ,Ismamulka Mombasa sanadkii 2014-ka si ay Sacudi Arabiya ooga hesho shaqa isla markana ay ka badbaado saboolnima.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here