DHAGEYSO:Haweenka ku ganacsado agagaarka waddooyinka ee Mandera oo baaq u diray Cali Roba

Haweenka danyarta ah ee ku ganacsado hareeraha waddooyinka Magaalada Mandera ayaa ka cabanayo dowladda ismaamulka Mandera waxayna ka codsadeen inaysan ka burburin goobahooda ganacsi sida uu faahfaahinayo Maxamuud Maxamad Sheekh Lafagari

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here